Daawo Wareysi “Agaasimaha Ladagaalanka Burcad Badeedka Cabdirsaaq Duceysane oo ka Warbixinaya guusha Puntland ka gaartey Ladagaalanka Burcad badeedka iyo Badbaadinta Dhalinyarada ku xireyd Dalka Dibadiisa” Waraysaigaa ayaa Agaasimaha Guud ee La dagaalanka Buracd Badeedka ee Dowlada Puntland Mudane Cabdiraisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) wuxuu kaga hadlayaa Guusha ay Dowlada Puntland ka gaartey la dagaalanka Burcad Badeedka iyo sidii Dalka ay ugu soo Celiyeen boqolaal Dhalinyaro Soomaaliweyn ah oo Dalka Dibadiisa ugu xiraa Dambiyo Burcad Badeednimo.