Malayshiyi ka tirsan Maamulka Koonfurta Gaalkacyo ayaa waxaa ay afduubteen laba nin oo Puntland u dhashay waxaana laba nin mid kamida uu ahaa darawal gaari xamuul ah waxaana uu galay u waday hayada WFB waxaana markii uuu rashinka halkuu ku dajin lahaa uu gaaray ay koox af duubeen. Nink Labaad ayaa waxaa uu fadhiyay biibito u dhow halka loo yaqaan khadka Cagaraan waxaana shirqoolay dhalinyaro kale oo dhanka galmudug kasoo jeeda ah waxaana ilaa hada aan la aqoon sababta ka dambaysa afduubka ragaan & halka lagu hayo xiligaaan