Kuwa sheegta xildhibaanada Federaalka oo u soo tafa xeeytay in aay Muqdisho ku celiyaan mugdigii aay soo martay waxaan leenaha waxaad damacsan tihiin cidwalbaa waa fahmi kartaa, walow inta maangaabka ah ee lagu awrkacsanaayo aay leeyihiin hadaf guracan oo aanan dhab noqon karin, xildhibaanada Muduloodka kaga jira baarlamaanka federaalka waxaa aay noqdeen kuwa aanan laheeyn aragti fog si umada aay ka dhasheen uga baxaan dhibkii aay soo mareen,waxeey siyaasadooda dhaafi weeyday maxaan cunaa ??? ma laha hadaf iyo ujeedo ka fog mida eey maanta kula midoobeen kuwa shacabkooda iyo dhilkooda xasiliyay una jooga Muqdisho in aay dib ugu celiyaan dagaalkii foosha xumaa ayaga oo aay ujeedkooda yahay in shacabka Muqdisho ku nool in uusan marana madax kor u soo kicin, waxaa taasi ka sii daran xildhibaanada ka yimid gobolada xasilooni in aayan daqli soo gelin Muqdisho balse aay dhuuqaan dhiiga iyo xaqa reer Muqdisho, waxaan talo ujeedin lahaa shacabka,siyaasiyiinta iyo indheergaradka reer Muqdisho in aay Godoomiha iyo Duqa Muqdisho ku qasbaan in uu ka hortago xildhibaanada Muqdisho la damacsan Mugdiga,Burburka iyo horumar laįanta, Xildhibaanada Muddulood xaqiiqdii ma matalaan shacabka Muddulood balse waxaa aay matalaan dhuuntooda marba haddii aay hadaf wadaag noqdeen kuwa burburka la damacsan Muqdisho.Muungaab waxaan leenahay waa in uu qaadaa talaabooyinka soo socda: 1.Shacabka Muqdisho degeni waa in uu u kacaa kagana hortaga burburka lala damacsan yahay banaanbaxyo waa-weeyn oo lagu muujinaayo horumarka Muqdisho kuwa diidani xiligaan in laga eryo Muqdisho dibna ugu noqdaan goboladii aay ka yimaadeen,waa in la burburiyaa hantida xoolaha aay Xamar ku leeyihiin kuwa xildhbaanada Muddulood ah ee ku hadafka noqday xildhibaanda ujeedkooda yahay in Muqdisho Mugdi gasho .Muddulood waa in uu u istaagaa nabada iyo horumarka dalka diidaa kuwa qaska wada. 2.La xisaabtan dowlada dhexe xildhibaanada ka jooga Muqdisho sida haddii mushaarkoodaMuqdisho uu ka yimaado ( Dekeda & Airporka & Canshuurta reer Muqdisho ) waxaa waajib ahin mushaarkooda laga keeno gobolada aay ka soo jeedaan,kuwa parasit ah ama dulinka ku nool dhiiga umada aayan matalin waxaa quman in lagu wargeliyo in mushaarkooda ka yimaado gobolada aay matalaan.Somalida waxeey ku heshiisay in aay wax isku darsadaan welise lama hayo mushaarkii xildhibaanada ka yimid gobolada dalka welise waxaad moodaa in aay Muqdisho ku yihiin dulin korka ka dhuuga dhiiga reer Muqdisho,Barbara ,Boosaaso iyo Kismaayo daqli kama soo galo dowlada dhexe balse waxeey ku dul nool yihiin xildhibaanada ka yimid gobolada dhiiga reer Muqdisho.