Dalka Sierra Leone oo xaalad deg-deg ah ka galey cudurka Ebola Madaxweynaha dalka Sierra Leone Ernest Bai Koroma ayaa ku dhawaaqey xaalad deg-deg ah kadib markii cudurka Ebola uu noqdey khatar ku sii fideysa dalkaas. Madaxweynaha ayaa u yeeray ciidamada Mileteriga in ay go’doomiyaan meelaha cudurku ku batey ee ay ku nolyihiin dadka qaba ee fidinaaya gaar ahaan bariga dalkaas. Cudurka Ebola ayaa ku diley dalka […] Continue Reading: - Dalka Sierra Leone oo xaalad deg-deg ah ka galey cudurka Ebola Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News