Ahlu-sunnah oo ka soo horjeesatey heshiiskii maamulka loogu dhisaayo Mudug & Galguduud (Dhegayso) Guddoomiyaha Guddiga fulinta maamulka Ahlu-Sunnah Waljaamac Shiikh Cabdirisaaq Ashcari ayaa sheegey in aysan waxba ka ogeyn heshiiska la sheegey in maamul wadajir ah loogu dhisaayo dhamaan beelaha wada dega Mudug iyo Galguduud, sidoo kale waxa uu sheegay in wax wadatashi ah aan lagala sameyn heshiiska maalintii shalay lagu soo bandhigey Muqdisho. Guddoomiyaha guddiga fulinta ee […] Continue Reading: - Ahlu-sunnah oo ka soo horjeesatey heshiiskii maamulka loogu dhisaayo Mudug & Galguduud (Dhegayso) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News