Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigey saddex waddo oo laami ah, Mashaariic kalena furay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo khamiis ah dhagax dhigey saddex waddo oo laami laga dhigaayo caasimadda Puntland ee Garowe, waxaana uu xariga ka jrey mashaariic kale. Waddooyinka laamiga ah ee laga hirgelinaayo caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa qaybka ah Mashruuca Qaramada Midobey taageerto ee loo yaqaan JPLG. Jidka soddonka, […] Continue Reading: - Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigey saddex waddo oo laami ah, Mashaariic kalena furay Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News