Israel oo sii xoojisey duqeynta marinka Gaza, iskana dhega tirtey go’aankii Golaha Amaanka Ugu yaraan 110 qof ayaa ku dhimatey weeraradii u danbeeyey ee Israel ay qaadeen habeenimadii xalay ilaa waaberkii maanta oo Salaasa ah, sida ay ku waramayaan dadka deegaanku. Weeraradan xooggan ayaa imaanaya iyada oo Golaha Amaanka ee Qaramada Midobey maalintii Isniinta ee shalay dalbadeen in xabbad joojin xujo la’aan ah ay ka hirgasho Israel iyo […] Continue Reading: - Israel oo sii xoojisey duqeynta marinka Gaza, iskana dhega tirtey go’aankii Golaha Amaanka Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News