Saddex ku dhimatey gaari lagu qarxiyey Qaahira Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatey kadib markii gaarigii ay wateen lagu qarxiyey xaafadda Giza ee banaanka Qaahira dalka Masar. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa sidaas ka soo xiganaysa Telefishanka Dowladda Masar ee Nile. Warka ayaa intaas ku daraya in kuwa gaariga lagu qarxiyey ay ka mid ahaayeen laamaha amniga isla markaana ka hortagayeen […] Continue Reading: - Saddex ku dhimatey gaari lagu qarxiyey Qaahira Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News