Masaajido lagu weeraray dalka Neyjeeriya oo dad ku dhinteen Kuwo bom isku soo xirey oo naftooda qarxiyey ayaa weeraro ku qaadey laba Masaajid oo ku yaala gobolka Yobe ee dalka Neyjeeriya, gelinkii danbe ee maalintii shalay Talaadada. Wakaaladda Wararka ee AFP ayaa ku soo waramaysa in ugu yaraan 6 qof ku dhimatey weerarkaas qaar kalena ku dhaawacmeen. Dad ku dhawaa halka weerarku ka dhacay […] Continue Reading: - Masaajido lagu weeraray dalka Neyjeeriya oo dad ku dhinteen Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News