Doon sidey tahriibayaal oo ku degtey xeebaha Libya In ka badan 20 qof ayaa ku dhimatey tobanaan kalena waa la waayey raq iyo ruuxdood kadib markii doonyar oo ay la socdeen ay kula degtey xeebta Libya. Dadkan ayaa ahaa ahaa kuwo doonaayey in ay tahriib uga baxaan Libya, waxaan safarkoodu ku jeedey dalalka Koonfurta Yurub. Sida laga soo xiganayo afhayeenka ciidamada badda ee […] Continue Reading: - Doon sidey tahriibayaal oo ku degtey xeebaha Libya Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News