Madaxweynaha Puntland oo shahaado sharaf guddoonsiiyey da’yar isuga jira qurbe-joog iyo dal-joog (Sawiro) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta shahaado sharaf guddoonsiiyay 40,arday oo laga kala keenay dalka dibadiisa iyo gudihiisa kuwaas oo ka qayb-qaatey barnaamij is-dhexgal ah. Barnaamijkaan is-dhexgalka da’yarta soo koreysa ayaa waxaa ka soo shaqeysey Marwada Madaxwaynaha Dowladda Puntland Prof Hodan Siciid Ciise. Waxaa iyana dhankeeda isku-duba riday barnaamijkaan gacan weyna ka […] Continue Reading: - Madaxweynaha Puntland oo shahaado sharaf guddoonsiiyey da’yar isuga jira qurbe-joog iyo dal-joog (Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News