Danjire Sharmarke: “Waxaan u diyaar garoobeynaa safarka Madaxweynuhu ku imaanayo Maraykanka” Daniraha Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka Cumar Cabdirashiid Cali ayaa hadda ku sugan gobolka Minnesota, halkaas oo ay ku dhaqan yihiin jaaliyadda ugu badan ee Somaalida dalka Maraykanka. Safiirka Soomaaliya ee Maraykanka ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota ay ka wada hadleen qaabkii loo soo dhaweyn lahaa Madaxweynaha, waxyaabihii laga wada hadli lahaa, waxaana […] Continue Reading: - Danjire Sharmarke: “Waxaan u diyaar garoobeynaa safarka Madaxweynuhu ku imaanayo Maraykanka” Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News