Prof Gaas oo qado sharaf u sameeyey Garaad Salebaan iyo wefdigiisi (Sawiro) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta xarunta Madaxtooyada Dowladda Puntland ee magaalada garoowe qado sharaf ugu sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Cuqaashi la socotay ee dhawaan Soo gaaray Magaalo madaxda Caasimada Puntland . Kullanka Qado sharafta ah ayaa waxaa Madaxwayne Gaas ku wehliyay Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi […] Continue Reading: - Prof Gaas oo qado sharaf u sameeyey Garaad Salebaan iyo wefdigiisi (Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News