Nabadoono deedafeeyey eedeyn loo jeediyey Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland (Sawiro) Shir maanta ay isku yimaadeen Nabadoonada iyo Odayaasha Gobolka Nugaal oo ka dhacay xaruunta Gobolka ayaa waxa ay kaga hadleen eedeyn loo jeediyey shalay wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Cabdillaahi Ducaale Cali oo ahayd inuu is hortaag ku sameeyey xoolo loo qaybin lahaa qoysaskii roobabkii duufaanta saameeynta ka soo gaartay. Nabadoon Axmed Shire Cilmi ayaa sheegay in […] Continue Reading: - Nabadoono deedafeeyey eedeyn loo jeediyey Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland (Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News