Ardeydii kaalimaha hore ka galay Imtixaankii Degugsiga sare ee Puntland oo la maamuusay (Sawiro) Xafladaani oo aheyd Mamuus loo sameeyey ardayda iyo Dugsiyada Sare kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga ee 2013 -2014 ee Puntland ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka waxbarashada Puntland,kuxigigeynka wasiirka,Gudoonka waxbarashada Degmada iyo Gobolka,Maamulka Degmada Qardho iyo Kan gobolka,maamulayasha Dugsiyada kaalmaha galay,Ururada haweenka,Maamulka Shirkadda Isgaarsiinta Golis iyo marti sharaf kale oo aad u badan,dhammaan khudbadihii […] Continue Reading: - Ardeydii kaalimaha hore ka galay Imtixaankii Degugsiga sare ee Puntland oo la maamuusay (Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News