Xasaasiyadda Heshiiska maamul u sameynta Mudug & Galguduug, doorka Dowladda Federaalka iyo Maqnaanshaha Puntland Iyada oo muddooyinkii danbe ay magaalada Muqdisho ku sugnaayeen masuuliyiin ka socotey maamulada Galmudug, Ximan iyo Xeeb iyo Ahlu-sunnah ayaa maanta lagu shaaciyey heshiis ay wada gaareen dhinacyadaas, dowladduna ayidey kaas oo maamul loogu dhisaayo Gobolada Mudug iyo Galguduud. Gobolka Mudug degmooyinkiisa dastuurka federaalku ictiraafsan yahay ee ka horeeyey 1991 waxay kala yihiin: Gaalkacyo Galdogob […] Continue Reading: - Xasaasiyadda Heshiiska maamul u sameynta Mudug & Galguduug, doorka Dowladda Federaalka iyo Maqnaanshaha Puntland Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News