Magaalada Qardho oo Maanta si weyn loogu Ciiday [Sawirro] Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa maanta si weyn loogu ciiday magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar,waxaana si wadajir ah loogu dukatay Masalaha weyn ee ku yaalo koonfurta magaalada Qardho,waxaana ka qeybgalay Salaadda Ciida Gudoomiyaha Baarlamaanka Punaland,Boqor Burhaan Boqor Muuse,Maamulka Degmada kan gobolka,Culma’udiin iyo qeybaha Bulshada ku nool magaalada Qardho. Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa […] Continue Reading: - Magaalada Qardho oo Maanta si weyn loogu Ciiday [Sawirro] Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News