120 Maxbuus oo Madaxweyne Gaas Ufidyey Cafis. Dowlada Puntland waxa ay Cafis Buuxa u fidaysay maxaabiis dhan 120 oo lagu sheegay in aysan ahayn kuwo dhibaato u gaysanaya Shacabka iyo Dowlada Puntland warkan waxaa sheegay Madaxweynaha Puntland Xili uu khudbadii ciida u jeedinayey shacabka Puntland. Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas khudbadii uu jeediyey qodobadii uu kaga hadlay ayaa waxaa ka mid […] Continue Reading: - 120 Maxbuus oo Madaxweyne Gaas Ufidyey Cafis. Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News