Jamciyadda Wanaag faridda iyo Xumaan reebidda oo 150 carruur ah ugu deeqday dhar ay ku ciidaan Waxaa maanta xarunta jamciyada wanaag farida iyo xumaan reebida xka dhacay kulan dhar lagu gudoonsiinayay   carruurta agoon ah oo tiradoodu gaaraysay 150 , isla markaana aan awoodin dharka iida Waxaa kas oo qeyb galay kulanka  masuuliyiin ka socotay degmada Garowe, madaxda jamciyadda iyo dadkii masuulka ka ahaaa carruurta Waxaa ugu horayn ka hadal kooban kasoo […] Continue Reading: - Jamciyadda Wanaag faridda iyo Xumaan reebidda oo 150 carruur ah ugu deeqday dhar ay ku ciidaan Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News