Golaha Wasiirrada oo isku raacay Safaaradaha dibedda ay ku leedahay Soomaaliya in tiradooda lagu soo koobo 31(Dhegeyso). Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay dib-u-habayn lagu sameeyo Safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka, Waxaana kulanka shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. C/rixmaan Ducaale Beyle ayaa Saxaafadda la hadlay Kulanka kaddib, waxa uuna sheegay in dib u habeyn […] Continue Reading: - Golaha Wasiirrada oo isku raacay Safaaradaha dibedda ay ku leedahay Soomaaliya in tiradooda lagu soo koobo 31(Dhegeyso). Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News