Dowladda Isutagga Imaaradka Carabta ayaa maanta deeq ku wareejisey dowladda Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta ka guddoomay dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta deeq raashin ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee saameeyeen abaaraha iyo cunto-yarida ka jirta qeybo kamid ah gobollada dalka. Raashinka deeqda ah ee saaran 40-ka baabuur oo Xamuulka ah ayaa isugu jira: Bur, […] Continue Reading: - Dowladda Isutagga Imaaradka Carabta ayaa maanta deeq ku wareejisey dowladda Soomaaliya Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News