Garaad Saleebaan Garaad Maxamed wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland ayaa maanta waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Wafti balaaran oo uu hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed . Soo dhaweynta Waftigaasi waxaa ka qayb qaatay Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay,Wasiir,Xildhibaano,Waxgarad,Aqoonyahano iyo qaar kamid ah bulshada rayidka ah ee Gobolka Nugaal. Waxaa soo dhaweyn kadib […] Continue Reading: - Garaad Saleebaan Garaad Maxamed wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News