Mu’assasada Al-minhaaj oo Gaalkacyo ku soo gaba-gabeysay tartan cilmiyeed (Sawiro) Mu,asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo horimarinta faraceeda gobolka mudug ayaa soo gabagabaysay tartan socday bisha ramaadaan oo ay ka qayb galeen arday ka kala socday 13 masjid oo ku yaala magaalada gaalkacyo. ardaydaan ka kala socotay 13masjid oo isugu jiray gabdho iyo wiilal ayaa waxa lagu tartan siinayay 3 kitaab , oo kula saabsanaa fiqiga, […] Continue Reading: - Mu’assasada Al-minhaaj oo Gaalkacyo ku soo gaba-gabeysay tartan cilmiyeed (Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News