Rayasalwasaare Cabdiweli ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasabadda Ciidul Fidriga Waxaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed uu  shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubka Islaamka ugu hanbalyeeyey munaasabadda Ciidul Fidriga. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa u rajeeyey dadka Soomaaliyeed in ay ciiddan Cideeda ku gaaraan nabad iyo horumar , isla-markaasina ay ka adkaadaan cadawgooda ka hortaagan nabadda iyo dowladnimada. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli […] Continue Reading: - Rayasalwasaare Cabdiweli ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasabadda Ciidul Fidriga Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News