Magaalada Bosaso ayaa maanta si weyn looga iiday(Sawiro) Waxaa maanta si weyn loga iiday magaalada Bosaso oo ka mid ah magaalooyink waaweyn ee Puntland Shacabka magalada Bosaso ayaa u dareeray saagay masjidyada magaalada iyo garoonka kubadda cagta ee si ay u soo gutaan salaada iidul fidriga Carruur, dhanlinyaro, haween, saraakiil maamulka degamad, kan gobalka Bari, culima’udiin iyo dad weyne aad u fara badan […] Continue Reading: - Magaalada Bosaso ayaa maanta si weyn looga iiday(Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News