Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Salaadii Ciida Saaka kula tukaday Magaalada Garoowe Kumanaan Dadweyne ah(Sawiro+Cod) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta kula tukaday Salaadii Ciida Kumanaan Dadweyne ah . Tukashada Salaada Ciida ayaa waxaa sidookale Goob joog ahaa Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay,Wasiiro,Waxgarad,Isimo,Cuqaal iyo Dadweyne Badan . Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa […] Continue Reading: - Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Salaadii Ciida Saaka kula tukaday Magaalada Garoowe Kumanaan Dadweyne ah(Sawiro+Cod) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News