Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Booqday Dhaawaca Askar katirsan Ciidanka Puntland oo gaari kula dhacay Gudaha Magaalada Garowe(Sawiro) . Waxaa maanta Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas  Cisbitaalka Weyn ee Magaalada Garoowe ku booqday Dhaawaca  askar katirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gaari ciidan uu kula dhacay Afaafka Hore  ee xarunta UN-ku ay ku lee yihiin magalada Garowe abaare 7:00 Subaxnimo. Saddex Askari oo kamid ahaa Ciidanka Dowladda Puntland gaar ahaan kuwii uu gaarigu  […] Continue Reading: - Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Booqday Dhaawaca Askar katirsan Ciidanka Puntland oo gaari kula dhacay Gudaha Magaalada Garowe(Sawiro) . Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News