GAZA: Israel oo duqeysey Iskool Qaramada Midoobey maamuleysey Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatey kadib markii gantaal ay rideen ciidamada Israel uu ku dhacey Iskool ku yaala goob ay degan yihiin Falastiiniyiin qaxooti ah marinka Qasa, waxaana iskoolka maamulaayey hay’adda Qaramada Midoobey. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midobey Ban Ki-moon ayaa sheegay in dadka ku dhintey ay ahaayeen haween, caruur iyo shaqaalihii Qaramada […] Continue Reading: - GAZA: Israel oo duqeysey Iskool Qaramada Midoobey maamuleysey Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News