Maamulka iyo ardayda Jaamacadda Muqdisho oo ka tacsiyadeeyey geeridii marxuum Cabdishakuur Maxamuud Gurey Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Maamulka, Macalimiinta, iyo Shaqaalaha Jaamacadda Muqdishu, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geriooday Allaha u naxariistee Marxuum Cabdishakuur Maxamuud Gurey oo Shil gaari ku geeriyooday 21/07/2014. Sidoo kale waxaan tacsi taa la mid ah u diraynaa dhamaan dadkii ku geeriyooday shilkaa gaariga waxaan […] Continue Reading: - Maamulka iyo ardayda Jaamacadda Muqdisho oo ka tacsiyadeeyey geeridii marxuum Cabdishakuur Maxamuud Gurey Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News