Hay’adda HARO oo barnaamij anfurin ah u sameysay in ka badan 300 qof (Sawiro) Mashruucaan afurinta dadka masaakiinta ayaa ah waxaa ay ka bilowday magaala Garowe bisha soon, iyadoo goobta afurinta lagu qabtay dugsiga alxikma Sheekh Yaasiin Cabdullaahi oo ah wakiilka hay’ada HARO ee Puntland ayaa waxa uu sheegay in ay aad u mahadsan yihiin dadkii isku howlay in ay dadka walaalahood ah ay u soo dhiibaan wax ay […] Continue Reading: - Hay’adda HARO oo barnaamij anfurin ah u sameysay in ka badan 300 qof (Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News