AMISOM: Waxaan burburiney saldhigyo al-shabaab lahaayeen War-saxaafadeed ka soo baxay hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegey in AMISOM bur-birisey saldhigyo ay lahaayeen al-Shabaab kuwaas oo ku yaley gobolada Jubada Dhexe iyo Gedo. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dagaaladii u danbeeyey ee dhacay maalintii shalay ee Khamiista al-Shabaab looga qabsadey xarun ay malayshiyaadkooda ku tababari jireen oo 65 km u […] Continue Reading: - AMISOM: Waxaan burburiney saldhigyo al-shabaab lahaayeen Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News