Maanso “Waxa Saado loo diley” Bismillah: Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun! Dhammaan waa salaamayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto. Bisha barakaysan ee Ramadaan ee gebegebageedii lagu jiro waan ugu bishaaraynayaa. Waxan aad uga murugaysanahay dilka bahalnimada ah ee loo geystey AHN Xildhibaan, fannaanad qaran Saado Cali Warsame oo gacan ka xaqdari Muqdisho ku dishey maalin ay soomman […] Continue Reading: - Maanso “Waxa Saado loo diley” Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News