Wafdigii Dowladda Puntland U Dirtay Muqdisho Oo Maanta Soo Siyaartay Qabriga Marxuumad Saado Cali Warsame Iyada oo maalinkii shalay ay magaalada Muqdisho gaareen wafdi ballaaran oo kasoo kicitamay magaalada Garowe ee casimadda Dowladda Puntland wafdigaas oo isugu jiray wasiiro, odayaal dhaqameed iyo saraakiil kala duwan ayaa waxa ay maanta soo Ziyarteen qabriga Alle ha u naxariistee marxuumad Sado Cali Warsame oo dhowaan lagu dilay magaalada Muqdisho. Wasiirka Duulusta Hawada iyo […] Continue Reading: - Wafdigii Dowladda Puntland U Dirtay Muqdisho Oo Maanta Soo Siyaartay Qabriga Marxuumad Saado Cali Warsame Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News