Maxaa looga hadley shirkii golaha Wasiirada ee Puntland? Maanta oo ay taariikhdu tahay 24 bisha Luuliyo 2014 waxaa xarunta Madaxtooyadda Dawladda Puntland ku shiray Golaha Wasiirada dawladda Puntland shirkaas oo Khamiis’le ah iyadoo dood dheer iyo falanqeyn laga yeeshay xaalada dalka, ka dib waxaa ka soo baxay Qodobada hoos ku qoran. Golaha Xukuumada Dawladda Puntland waxay maanta tacsi heer qaran ah u direen […] Continue Reading: - Maxaa looga hadley shirkii golaha Wasiirada ee Puntland? Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News