Golaha Xukuumadda Federaalka oo Magacaabey Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyihii Guud ee Qaranka. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ku aadan ammaanka guud ee dalka ka dhageystay Wasiirka Amniga Qaranka Khaliif […] Continue Reading: - Golaha Xukuumadda Federaalka oo Magacaabey Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News