Saado Cali Warsame oo Muqdisho aas Qaran loogu sameeyey (Sawiro) Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta oo Khamiis ah aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho Xildhibaan: Saado Cali Warsame oo maalintii Arbacada dabley hubeysan ay ku dileen Muqdisho iyada oo saaran gaarigeeda. Saaladdii janaasadda waxaa Madaxtooyada kula tukadey Madaxtooyada, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”, Ra’iisul Wasaaraha […] Continue Reading: - Saado Cali Warsame oo Muqdisho aas Qaran loogu sameeyey (Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News