Suxufiyiinta Gobolka Bari oo Madaxweynaha Puntland ugu Baaqay inuusan Saxiixin Xeerka Warbaahinte ee Barlamaanku ansixiyay Suxufiyiinta ka howlgala Magaaladda Bosaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa Kulan Maanta ay ku yeesheen Maagaaladda Bosaso  waxay Fariin u direen Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,  iyagoo ka codsaday inuusan Saxiixin Xeerka Saxaafadda ee Barlamaanka Puntland uu Maalintii isniintii ee toddobaadkan Meel mariyay. Kulanka oo ka dhacay Hotel Hururuse ee Magaaladda Bosaso, […] Continue Reading: - Suxufiyiinta Gobolka Bari oo Madaxweynaha Puntland ugu Baaqay inuusan Saxiixin Xeerka Warbaahinte ee Barlamaanku ansixiyay Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News