Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid “Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda horkeento kooxihii dilay Xildhibaan Saado” Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo Marwadiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii loo-geystay allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame oo kooxo hubaysan ay maanta ku dileen magaalada Muqdisho. Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ugu horeyn tacsi u diray ehelkii iyo dadkii ay ka […] Continue Reading: - Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid “Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda horkeento kooxihii dilay Xildhibaan Saado” Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News