Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali Waxaa  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  uga tacsiyeeyey qoyska, ehelada, qarabada, xildhibaanada baarlmaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed Marxuumad Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maanta Muqdisho lagu dilay. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi wa innaa Illaahi raajucuun, geeridu waa xaq, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu samir iyo iimaan naga siiyo marxuumad Saado Cali, […] Continue Reading: - Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News