Helsinki: Jaaliyadda Puntland ee Finland oo si weyn ugu diyaar garowdey xuska 16 guuradii Puntland OGEYSIIS! Annagoo ku hadlayna magaca jaaliyadda Puntland ee Finland, waxaa sharaf noo ah inaan idinku casunno dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar-ahaan shacabweynaha reer Puntland ee ku nool wadanka Finland xafladda sannad-guuradii 16:aad ee aasaaska dawladda Puntland. Xafladdan oo ah xaflad horay loo qabanjiray sannad walba laga soo bilaabo 1999. Waxaan rajaynaynaa in Xafladdaan ay khadka taleefoonka […] Continue Reading: - Helsinki: Jaaliyadda Puntland ee Finland oo si weyn ugu diyaar garowdey xuska 16 guuradii Puntland Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News