Xukun dil toogasho ah oo lagu filiyey afar al-Shabaab ah Kadib markii Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dil toogasho ah ku xukuntey afar qof oo ku eedaysnaa in ay ka tirsan yihiin al-Shabaab isla markaana dilal qorsheysan ka fuliyey Muqdisho, ayaa subaxnimadii hore ee maanta (Khamiis) lagu toogtey magaalada Muqdisho. Toogashada ayaa ka dhacdey Barxadda horey dadka loogu toogan jirey ee […] Continue Reading: - Xukun dil toogasho ah oo lagu filiyey afar al-Shabaab ah Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News