Sidee loo arkey hortagidii Madaxweynaha Puntland, Baarlamaanka Puntland? Maalintii shalay ee Arbacada waxaa Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Puntland hortegey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas, waxaana madaxweynuhu uga jawaabey Xildhibaanada su’aalo badan oo la xiriirey shaqada Xukuumaddiisa. Arrintan ayaa ahayd mid ugub ah oo aan horey looga baran Puntland oo muujineysa isla xisaabtan iyo wada shaqeyn la xiriirta hay’adaha dowladda, iyada oo […] Continue Reading: - Sidee loo arkey hortagidii Madaxweynaha Puntland, Baarlamaanka Puntland? Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News