R.W Cabdiwali: “Xildhibaanad Saado waxay ahayd wadinyad ay dadka Soomaaliyeed tabi doonaan” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa, kan Xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed, ka tacsiyeeyey dilka Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah maanta ku toogteen magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa falkan ku tilmaamay mid bahalnimo ah oo looga golleeyahay in lagu wax yeelleeyo […] Continue Reading: - R.W Cabdiwali: “Xildhibaanad Saado waxay ahayd wadinyad ay dadka Soomaaliyeed tabi doonaan” Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News