Madaxweyne Gaas oo hortegey Baarlamaanka Puntland (Sawiro) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Hortagay Golaha Wakiilada Puntland si uu ugu soo bandhigo waxqabadka dowlada su,aalana uga waydiiyaan. Madaxwayne Cabdiwali Gaas ayaa khudbada uu u jeediyay Mudanayaasha Baarlamanka waxa uu uga hadlay Xaalada Dalka Waxqabadka xukuumada Puntland,Safaradii uu ku tagay Gobolada Puntland iyo Waliba Safaradii shaqo ee uu ugu baxay […] Continue Reading: - Madaxweyne Gaas oo hortegey Baarlamaanka Puntland (Sawiro) Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News