Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo muqdisho lagu dilay Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu diley Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo ahayd fanaanad Qaran. Xildhibaan Saado oo la socotey gaari yar ayaa koox hubeysan gaari ku horgoyeen gaarigeeda oo maraayey waddada Maka almukarama oo ah goobaha ugu amaanka badan Muqdisho, waxaana ay rasaas oodda uga qaadeen Xildhibaanada ilamaa aay ku naf […] Continue Reading: - Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo muqdisho lagu dilay Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News