Midowga Yurub oo kordhiyey hawlgalka ka dhanka ah Burcadbadeeda Geeska Afrika Golaha Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub oo kulan ku yeeshay magaalada Brussels maanta oo Salaasa ah ayaa dheereeyey muddada hawlgalka ka dhanka ah Burcadbadeeda ee Midowhgu hormuudka ka yahay waxaana loogu darey muddo laba sano gaareysa taas oo ku eg 12 Diseember 2016. Xilliga cusub ee hawlgalgalkan lo qabtey ayaa ku eg waqtiga la doonayo […] Continue Reading: - Midowga Yurub oo kordhiyey hawlgalka ka dhanka ah Burcadbadeeda Geeska Afrika Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News