Hey’adda DDG (Danish Demining Group) oo Qardho ku qabatay tababar ku saabsanaa maareynta iyo xalinta khilaafaadka [Sawirro] Tababarkaani oo ku saabsanaa Mareynta iyo Xalinta khilaafaadka ka dhexdhaca Bulshada ayaa waxaa ka soo qeybgalay Saraakiisha Booliska Degmaada Qardho,Guddiga Badbaadada Bulshada,Nabadoono iyo Xubno ka socday Maamulka Dowladda Hoose Qardho. Madaxa Hey’adda DDG (Danish Demining Group) ee Gobolka Karkaar Mustafe Cumar Abshir ayaa sheegay in tababarkaani oo qeyb ka yahay tababarada la xiriira arimaha Maareynta […] Continue Reading: - Hey’adda DDG (Danish Demining Group) oo Qardho ku qabatay tababar ku saabsanaa maareynta iyo xalinta khilaafaadka [Sawirro] Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News