Soomaaliya oo canbaareysey duulaanka Israel ee Gaza Xoogaga Israel waxa ay xoojiyeen 20 July duulaankooda joogtada ah oo ay ku qaadeen Marinka Gaza ee Falastin . Wasaaradda Arrimaha Dibaddu : Waxa ay si adag u cambaareyneysaa duulaanka lagu qaaday dadka ku nool Gaza ee go’doonsan, iyo beegsashada rayidka aan waxba galabsan , taasoo ah wax ka hor’imaanaya qiimaha bani’aadanimada,dhaqamada iyo qawaaniinta caalamiga. […] Continue Reading: - Soomaaliya oo canbaareysey duulaanka Israel ee Gaza Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News