Joko Widodo oo loo doortey Madaxweynaha Indonesia Madaxweynaha cusub ee dalka Indonesia ayaa loo doortey Joko Widodo, Ninkan ayaa horey u soo noqdey Barasaabka Jakarta. Sida laga soo xiganaya guddiga doorashada Indonesia waxa uu heley 53% codadkii la dhiibtey, waxaana uu sidaas uga guuleystey Generalka hawlgabka ah ee Prabowo Subianto. Prabowo Subianto ayaa sheegay in aanu aqblaeyn natiijada oo doorashadu ahayd mid […] Continue Reading: - Joko Widodo oo loo doortey Madaxweynaha Indonesia Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News