Shirkadaha Hormuud, Nation Link iyo Somtel oo khadkooda isu faray Qaar kamid ah shirkadaha isgaarsiinta ee Koonfurta Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in khadadkooda ay isu furaan oo macaamiishoodi is wici karaan, taas oo meesha ka saareysa in dadku u baahdaan telefoono badan oaoa SIM-Cards kala duwan in ay qaataan. Shirkadaha khadadkooda isu furaya ayaa ah Hormuud, Nation Link iyo Somatel oo kamid ah shanta shirkadood […] Continue Reading: - Shirkadaha Hormuud, Nation Link iyo Somtel oo khadkooda isu faray Appeared first on Horseed - Puntland News -Somali News